WARARKA MAANTA

Boob Xooggan Oo Ka Socda Degmada Ugu Nabadda Badan Ee Muqdisho

Boob xooggan ayaa hadda waxa uu ka bilowday xaafado badan oo kamid ah degmada Ugu nabadda badan ee magaalada Muqdisho. Degmadan oo ah Kaaraan ayaa

Continue Reading »

Qeybta WARARKA MAANTA

XOG: Guryaha Dhuusamareeb Oo Qaali Noqday Iyo Kuwa Cadaado Oo Raqiis Isku Bedalay (Sababta Ogow)

Qiimaha Dhulalka banaan iyo sidoo kale guryaha dhisan ee degmada Dhuusamareeb ayaa maraya meeshii ugu qaalisaneyd ebed, iyadoo qiimaha noqday mid aan weli horey loo

Continue Reading »

WARARKA MAANTA Archives

LA OGAADAY: Tirada Ciidamada Xaslinta Caasimadda Oo La Kordhinayo
- Dec 16, 2017
Marqaati Media ayaa ogaatay inuu socdo qosrshe ballaaran oo lagu kordhinayo ciidamada xasilinta caasimadda Muqdisho, kadib markii la sheegay iney la yimaadeen waxqabad aad u wanaagsan. Ilo lagu kalsoonaan karo ayaa ...
XOG: Askar Badan Oo Ka Tirsan Booliiska DFS Oo Xabsi La Dhigayo Hal Arrin Darteed
- Dec 16, 2017
Sida ay Marqaati Online ogaaday, waxaa laga yaabaa in dhowaan xabsi la dhigo ciidamo badan oo ka tirsan booliiska dowladda Federaalka Soomaaliya. Waxaa jira tuhun ah iney ciidankaan ku dhex jiraan ...
XOG CUSUB: Waxbadan Ka Ogow Ololaha Madaxweyne Ee Ra’iisul Wasaare Kheyre
- Dec 16, 2017
Ra'iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa magaalada Muqdisho wuxuu si dadban uga bilaabay olole ku aadan doorashada madaxweynaha oo sanado badan ka dhiman tahay. Xilliyadii hore waxaa la ogaa ...
XOG: Xagee Ayuu Marayaa Mooshinkii Ka Dhanka Ahaa Madaxweyne Farmaajo?
- Dec 16, 2017
Xildhibaanno la sheegay iney ka tirsan yihiin golaha shacabka ayaa mooshin ka waday madaxweyne Maxamed C/laahi Farmaajo oo ay doonayaan iney meesha ka saaraan. Ilo lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in ...
DEG DEG:- Mareykanka oo caawa Duqeyn ka fuliyay J/Hoose
- Dec 15, 2017
Diyaaradaha aan Duuliyaha laheyn ee Dowladda Mareykanka ayaa caawa Duqeyn ka fuliyay degaan hoosyimaada Magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubbada Hoose. Duqeyntan ayaa waxaa si gaar ah loola beegsaday Saldhig ururka Al-shabaab ...
Shabaab oo sheegay in ay dagaal ku dileen wiil uu dhalay Roobow
- Dec 15, 2017
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaal degaan ka tirsan Gobolka Bakool ku dhaxmaray ciidamo ka tirsan Maamulka Koonfur Galbeed iyo Maleeshiyaad ka amar qaata Sheekh Muqtaar Roobow oo ...
DHAGEYSO: Halkuu marayaa qorshaha la soo wareegida Internetka dalka ?
- Dec 15, 2017
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in uu meel wanaagsan marayo qorshihii Soomaaliya ay kula soo wareegi lahayd furaha 252 iyo internet-ka. Dowladda ayaa sidoo kale wada qorshe lagu hormarinayo isgaarsiinta Soomaaliya ...
DHAGEYSO: Shariif Xasan oo sameeyay magacaabis
- Dec 15, 2017
Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa magacaabay Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Wasiiru Dowlaha Maaliyadda Dowlad Goboleedkaasi. Shirkii Golaha Wasiirada Maamulka Koonfur Galbeed oo shalay Khamiis aheyd ay ...

Next Page »

.