Ciyaaraha

DHAGEYSO: Wasiir Khadiijo oo ka hadashay Tartanka Ciyaaraha D/Goboleedyada

Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Khadiijo Maxamed Diiriye ayaa sheegtay Khamiista oo 7-da bishan ay ku beegan tahay in Muqdisho uu ka furmi

Continue Reading »

Qeybta Ciyaaraha

Xiliga uu Kismaayo ka furmayo tartanka ciyaaraha dowlad goboleedyada oo la shaaciyey

axaa magaalada Kismaayo lagu soo gebagebeeyey shalay shirweyne ay isugu yimaadeen wasiirada isboortiga iyo dhalinyarada ee dowlada dhexe iyo dowlad goboleedyada. Kulankan ayaa diirada lagu

Continue Reading »

Ciyaaraha Archives

Man City ‘Unbeaten’ maku qaadi kartaa Premier League sidii Arsenal oo kale!???
- Oct 30, 2017
Xiddiga waqtigan ugu shidan Premier League Kevin De Bruyne ayaa aaminsan in kooxdiisa Manchester City aysan ku guuleysan Karin Premier League iyadoo aan marna laga adkaan. Arsenal ayaa kal ciyaareedkii 2003-04, ...
VERONA VS INTER MILAN: Shaxda & safafka ay caawa kusoo geli karaan!
- Oct 30, 2017
Kooxda Beneamata ayaa caawa heli karta 29 dhibcood kaddib 11 kulan markii ugu horreeysey taariikhdeeda Serie A waase haddii ay ka adkaadaan kooxda Chievo Verona. Dhanka Verona: Waxaa jiimka ku jira Buchel, ...
”Intii aad laba weerar oo aan dab lahayn aad 70 milyan ku keensan lahayd maxaa diidey qannaas wayn oo 80 milyan ah?” – Il Giorno oo Milan gar geliyay!
- Oct 30, 2017
Cadadkii maanta soo baxay ee warsidaha Il Giorno ayaa Han Li, oo ah gacanta midig ee milkiilaha AC Milan ee Yonhgong Li waydiiyay tillaabooyin ay su’aalo ka taagan yihiin oo ...
”Marna kama tageen quruxdii taalley Talyaaniga haddii ay teeyda tahay” – Alvaro Morata oo shallaayay
- Oct 30, 2017
Qannaaska Chelsea ee Alvaro Morata ayaa qirtay “Inuusan abid ka tageen kooxda Juventus iyo Talyaaniga” haddii buu yiri ay taladu aniga ii taallo. Morata ayaa Juve la hantay laba Scudetti isagoo ...
Inter Milan oo berri u duulaysa dalka Shiinaha si ay usoo hesho Ramires
- Oct 30, 2017
Xiriiriyaha Farsamo ee kooxda Inter jaalle Walter Sabatini ayaa sida la sheegayo Talaadada berri ah u safri doona dalka China si uu uga shaqeeyo qorshe Inter lagu keenayo laacibka khadka ...
“Riyadeydii way ii Rumowday, Mahadsanid Zidane.”. Stuani
- Oct 30, 2017
Girona ayaa xalay guul Taariikhda u gashay ka gaartay Real Madrid iyadoo ay Cristhian Stuani isna u rumowday riyadiisii caruurnimada taa oo ahayd inuu Mar uun sawir la galo tababare ...
Wax walba oo aad uga baahantahay kulanka Newcastle United vs Liverpool
- Oct 1, 2017
Newcastle ayaa rajo wanaagsan ka qabta in ay cashar usoo dhigaan kooxda Liverpool oo muddooyinkaan ay Premier League aad uga habacsantahay iyadoo ciyaar xiiso badan ay Axadda ku dhexmari doonto ...
Faransiiska: 29 taageere oo ku dhaawacmay garoon kubadda cagta ah oo soo dumay
- Oct 1, 2017
Shan ka mid ah taageerayaasha ayaa dhaawacyo halis ah ay kasoo gaareen ciyaar ka tirsaneyd horyaalka Faransiiska. Ugu yaraan 29 ayey dhaawacyadu gaarayaan kuwaas oo ku dhaawacmay burbur garoonka qeyb ka ...

Next Page »

.