XOG MUHIIM AH: Cumar C/rashiid Iyo Siyaasiyiin Kale Oo Keenay Qorshe Naxdin Ku Reeba Farmaajo Iyo Kheyre (Akhriso)

Sida aan ku ogannay xog hoose oo la hubo, Ra’iisul wasaare hore Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke, C/raxmaan C/shakuur, iyo siyaasiyiin kale ayaa hadda waxay abaabulayan arrin naxdin ay ka qaadeen Farmajo iyo Kheyre.

Waxay la yimadeen lacag aad u badan, waxaana ay doonayaan iney ugu horreyn ridaan Xasan Cali Kheyre, islamarkaana ay gorgortan la galaan Farmaajo.

Awooddan Koowaad ee ay tijaabin doonaan ayaa waxay tahay mooshinka ka dhanka ah Xasan Kheyre, marka ay ku guuleystaanna waxay doonyaan iney awood qeybsi la sameeyaan Farmaajo.

Mudd ayeey u aamusnaayeen dowladda, hase ahaatee markii ay lacag badan ay madaxda DFS kaga baxday mooshinkii Jawaari ayeey hadda iyaguna ciyaarta soo bilaabi doonaan.

Siyaasiyiintaan qaar ayaa la aaminsan yahay iney gadaal ka riixayaan dowlado shisheeye sida Imaaraadka Carabta.

4 COMMENTS

  1. ILAAHOW HAN GADININ ILAHOOW WAJIGEENA HA BADALIN WAR CUMAR CABDIRASHIID ILA FIIRIYA QOF-

    BANIAADAM MA U EGYAHAY AFKIISA iyo WAJIGIISA FIIRIYA;

    ARMAA LOO DARSAN DOONAA AL- SHEEKH JAWAARI, oo LA DULMAY hADDII UU IMAARAADKA WAX LA WADIN: HADDUU IMAARAADKA LA SAFNAA WAA NIN DAALIM AH:-

  2. sxb aflagaado waa laga gudbo ee fikir siyaasadeed la,imow ama iska aamus Farmaajo iyo Kheyre waa in dadka iyo dalka laga qabtaa kadibna laga tarxiilaa

  3. waxan layabay dad masakiin ah oo farta wax logu fiqay,oo iska hadaqaya,dadkas ma’ah dad wax bartay oo Aqoon leh,dad ayaa ku Adeganaya,xage ayey ku arken Cumar Cabdirashiid Cali sharmarke,oo Qof somali ah wax dhibato ah ku haya ama ku sameynaya? dadkan mangabka ah oo aay ku shaqaysanayan,siyasin hoos koda ka didaya aya iska mala awalaya waxan jirin.

  4. Sulub Haa hada ka hor isaga c/shakuur waxay iibsi ku raadsadeen bada soomaaliya waxay laga soo dhiciyey oo ilaa hada dacwadii socotaa,hadana waxay iibgeeyeen dowlada soomaaliya marka cilmiga u baahan in wanaag xumaanta lagu kala ogaado iskuul uma baahno .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here