Shacabka Soomaaliyeed kuma hungoobin filashadoodi dowladnimo, Documentary Xiiso badan.

Booqashadii taariikhiiga aheyd ee madaxweyne Farmaajo ku tegay gobolada Puntland iyo Galmudug ayaa dadka shacabka ah dareen iyo yadadiilo gelisay, waxaana halkaan idiin kugu soo gudbineynaa muuqaal doceumentari ah oo laga sameeyay booqashadii madaxweynaha ee ee Puntland iyo Galmudug.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here