XOG: Lixda Qof Ee Diiddan In Soomaaliya Horumarto Oo La Ogaaday (Waa Kuwee?)

Soomaaliya wixii ka dambeeyay burburka dowladdii uu hogaaminayey Maxamed Siyaad Barre waxaa sal adag yeelan la dowlad walbo oo lasoo dhiso.

Baaritaan dheer oo ay sameysay Marqaati Online ayeey ku ogaatay dadka Soomaaliya ay ka degi la dahay iyo waxa ay yihiin.

Hadaba inta ay joogaan 6-daan qof Soomaaliya lagama yaabo in nabad ay hesho xitaa si walbo oo caalamka u dedaallo, illaa shacabka ay iska qabtaan, waxaana ay kala yihiin:

1- Calooshiis u Shaqeyste

2- Qabyaaladiiste

3- Shisheeye Kalkaal

4- Dhalasho kale hayste

5- Wadaad ku sheeg

6- Ganacsade Dhiig Miirad ah

Intaan ayaa ah kuwa hadda dalka dhibka ku haya, walibana ka faa’ideystay burburka dowladdii dhexe, waxayna dhammaantood ka wada siman yihiin Hal arrin oo ah daneyste, oo dantooda ayeey wax walbo u sameynayaan.

Shacabka Soomaliyeed haddii ay intaan iska qabtaan waxaa hubaal aan shaki ku jirin ah in la heli doono dowlad cadaalad ah oo dalka iyo dadka wax u tarta.

2 COMMENTS

  1. Taasi waa run waa inta somali u degi la dahay ha ugu darnaa daane wadaad ku sheeg
    shisheeye kal kaal & ganacse raba wax bilaa
    cashuur ah iyo cunto dhacdey daawo dhacdey
    oo anan ka fa kareynin aakhiradiisa oo tan aduunka ku xaydaban

  2. Yaa waala wada of yaha weykala daran yahii 6 dooda we laba Yaadan noo soon ban dhigin soda aan qiyaa sayo labada 1 qabiil oday dhaqa need Canada qaataa

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here