LA OGADAY: Gaarigii Ku Qarxay Muqdisho Oo La Ogaaday Halka Loo Waday

Xalay waxaa guri ku yalla degmada Kaaraan ee magaalada Muqdisho ku qarxay gari la sheegay in halkaasi lagu diyaariyey lana damacsanaa in dhanka magaalada lala soo aado.

Xog hoose oo aan helanay waxay sheegayaan in garigan lal damacsanaa in lagu weraro xeebta Liido baar ku yaala, balse magaciisa ma anu helin.

Waxaa la doonayey in shacabka oo Jimacaha u damaashaad tago Halkaasi lagu laayo,balse si lama filaan ah ayuuba qaraxaasi u dhacay.

Xogta ayaa sidoo kale sheegeysa in qaraxaasi uu ka badbaaday shaqsi naloo sheegay inuu maleegay waxan oo dhan, islamarkaana ku qornaa inuu isku qarxiyo.


Nagala soo xiriir Info@marqaato.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Our Facebook

.