Henrikh Mkhitaryan oo ku sugan London xilli Saacadaha Soo Aadan Lagu Dhawaaqayo Saxiixiisa

Kooxda Kubbadda Cagta Arsenal ayaa u muuqaneesa mid dhameestiri karta 24-saac ee soo aadan saxiixa ciyaaryahanka Manchester united ee Henrikh Mkhitaryan, waxaana si lamida kooxda shayaadiinta Cas cas ay iyna heli doontaa saaxiixa Alex Sanchez.

Tababaraha Arsenal Arsene Wenger ayaa xaqiijiyay in 24-saac ee soo aadan xal laga gaari doono xaalada maalmihan soo jirtay ee ku Aadan saxiix isdhaafsiga Sanches iyo Henrikh Mkhitaryan.

Man United ayaa iyada diyaar u ah in diyaarad gaar ah ay ku qaado Henrikh Mkhitaryan si markii ay london geeyaan ay usoo qaadan Sanchez oo qoyskiisa ay haatan ku sugan yihiin Magaalada Manchester.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here