DEG DEG: Dagaal ka socda Jubada Hoose

Wararka naga soo gaaraya gobolka Jubada Hoose ayaa waxay sheegayaan in halkaasi ka qarxay dagaal xoogan oo u dhaxeeya Alshabaab iyo ciidanka Jubbaland.

Wararka ayaa waxay sheegayaan in dagaalyahannada Alshabaab ay weerar xoggan Ku qaadeen fariisin ay ciidamada Jubbaland Ku lahaayeen duleedka Kismaayo.

Lama oga khasaaraha ka dhashay dagaalkan iyadoo La maqlaayo rasaas aad u xooggan.

La soco wixii soo kordha


Nagala soo xiriir Info@marqaato.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Our Facebook

.