DEG DEG: Dagaal Culus Oo Ka Bilowday Deegaanka Tukaraq Iyo Ciidamada Somaliland Oo..

Wararka hadda naga soo gaaraya deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool ayaa waxay sheegayaan in halkaasi uu ka bilowday dagaal xooggan, kaasi oo u dhaxeeya ciidamada Somaliland iyo kuwa Puntland.

Wararka ay helayso Marqaati Online ayaa waxay sheegayaan in dagaalkan uu bilowday kadib markii ay soo rogaal celiyeen ciidamada Puntland.

Ciidamada Somaliland ayaa difaac adag kaga jira duleedka deekaanka Tukaraq oo dagaalka uu ka socdoi, lamana oga khasaaraha rasmiga ah ee halkaasi ka dhashay.

La soco wixii soo kordha


Nagala soo xiriir Info@marqaato.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Our Facebook

.