Shan Sabab Oo Real Madrid Ku Ceyrin Karto Xili Ciyaareedkaan Tababare Zinedine Zidane- Saxiibtinimada Benzema Kamid Ah!!

Tani waa mid aan la qiyaasi karin in ay dhaci karo, laakiin ugu dambeyn Zidane ayaa la rumeysan yahay inuu ku dhici karo shabaqa Madaxweynaha guusha jecel ee Real Madrid.

Wakhtigu wuu isbeddelaa marka loo fiiriyo xawaaraha, waana sababta Los Blancos u ceyrin karto tababare Zidane oo ku guuleystay 5 koob kaliya sannadkaan 2017.

Zidane kooxdiisa ayaa haatan wajaheysa xaalad xun, iyadoo kaliya afar bilood laga ciyaaray horyaalka La Liga Spain oo ay kaga jiraan kaalinta Afaraad ee kala sarreynta.

Haddana waxaan kusoo gudbin doonaa 5 sabab oo Zidane looga ceyrin karo Real Madrid xilli ciyaareedkan.

# 1 Ku tiirsanaanta awooda weerar ee Karim Benzema

# 2 Inuusan xoojin kooxdiisa inta uu furan yahay suuqa Janaayo

# 3 Bandhigiisa tartanka Champions League

# 4 Booska uu kaga jiro tartanka La Liga

# 5 Khasaaro xanuun badan oo uu kala kulmo Barcelona

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here