Xiliga uu Kismaayo ka furmayo tartanka ciyaaraha dowlad goboleedyada oo la shaaciyey

axaa magaalada Kismaayo lagu soo gebagebeeyey shalay shirweyne ay isugu yimaadeen wasiirada isboortiga iyo dhalinyarada ee dowlada dhexe iyo dowlad goboleedyada.

Kulankan ayaa diirada lagu saaray sidii loo furi lahaa Tartanka ciyaaraha dowlad goboleedyada iyo gobolka Banaadir oo sanadkan lagu qabanayo magaalada Kismaayo.

Waxaa kulankan laga soo saaray war murtiyeed lagu faahfaahiyey jadwalka ciyaaraha dowlad goboleedyada iyo maalinta laga furayo Kismaayo, wuxuuna u qornaa sidatan:

 


Nagala soo xiriir Info@marqaato.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Our Facebook

.