VERONA VS INTER MILAN: Shaxda & safafka ay caawa kusoo geli karaan!

Kooxda Beneamata ayaa caawa heli karta 29 dhibcood kaddib 11 kulan markii ugu horreeysey taariikhdeeda Serie A waase haddii ay ka adkaadaan kooxda Chievo Verona.

Dhanka Verona: Waxaa jiimka ku jira Buchel, Alex Ferrari iyo Kumbulla. Waxaa sidoo kale terabiyo ku jira Valoti iyo Caceres. Waxaa isna barnaamij soo kabasho ah ku jira Franco Zuculini. Verona ayaa ku howlgeli doonta shaxda 4-4-2, iyadoo Pazzini uu fooska ka leeyahay Kean.

Dhanka Inter: Brozovic, oo 3 kulan ku maqnaa dhaawac ka gaarey tartamada xulkiisa Croatia wuxuu ka mid yahay laacibiinta loo yeerey wuxuuse wax ka bilaabayaa kaydka. Spalletti ayaa ka fikiri kara inuu nasiyo laacibiinta qaar, isagoo khadka dhexe ka dheelsiinaya Joao Mario, balse waxay u badan tahay inuu xaqiijiyo isla 11-kii uu ku garacaay kooxda Sampdoria.

KAYDKA

  • 17 SILVESTRI, 40 COPPOLA, 4 LANER, 37 BEARZOTTI, 77 BUCHEL, 33 B. ZUCULINI, 97 FELICIOLI, 20 ZACCAGNI, 4 LANER, 9 KEAN, 21 LEE, 72 DANZI

 

  • 27 PADELLI, 46 BERNI, 13 RANOCCHIA, 21 SANTON, 29 DALBERT, 7 CANCELO, 10 JOAO MARIO, 77 BROZOVIC, 17 KARAMOH, 23 EDER, 99 PINAMONTI

GANAAXAN

AAN LA HELI KARIN

  • F. Zuculini, Bianchetti, Ferrari, Caceres, Valoti, Kumbulla
  • Vanheusden

b

Gool FM


Nagala soo xiriir Info@marqaato.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Our Facebook

.