“Riyadeydii way ii Rumowday, Mahadsanid Zidane.”. Stuani

Girona ayaa xalay guul Taariikhda u gashay ka gaartay Real Madrid iyadoo ay Cristhian Stuani isna u rumowday riyadiisii caruurnimada taa oo ahayd inuu Mar uun sawir la galo tababare Zidane.

Stuani oo goolka bar baraha ka dhaliyay Los Blancos ayaa xalay galay labo Sawir oo uu weligii xafidan doonaa taa oo ah kii dabaal dega kooxdiisa iyo sawirkii uu la galay macallinka reer France.

View image on Twitter

View image on Twitter

 Follow

Hoy me di el gusto de sacarme esta foto con mi Ídolo desde niño!!!
Las cosas que el fútbol me ha dado no tiene precio. Gracias Zidane

Twitter Ads info and privacy

Inkastoo laga adkaaday Zidane misane si Asluub leh ayuu u aqbalay dalabka Astuani.

“Waxaan heystaa farxada inaan sawir la galay midkaan jeclaa tan iyo yaraanteyda, waxyaabaha uu isiinayo kubbada cagta waa kuwa aad u qaali ah. Mahadsanid Zidane.”. dhaliyaha reer Uruguay ayaa sidaa ku soo qoray Bartiisa Twitter ka.


Nagala soo xiriir Info@marqaato.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Our Facebook

.