Dhagayso: Wiilkii Soomaaliga ahaa ee Jeclaaday Gabar India kasoo jeeda & Qaabkii uu guurkoodu u dhacay

0

Wiil Soomaali ah ayaa jaceyl aan caadi aheyn u qaaday gabar kasoo jeeda dalka India isagoo ugu dambeyn ku guuleystay.

Wareysi uu wiilkan siiyay BBC-da ayaa waxaa uu uga hadlay qaabkii uu u jeclaaday gabadhaas iyo sidii ay ugu suuragashay iney isfahmaan.

Wiilkan oo haatan mehersaday gabadha ayaa sidoo kale ka hadlay qaabkii uu udhacay meherkooda iyo dhaqankii la raacay maadaama India ay gabdhaha inta badan dhaqaale ku bixiyaan ninka ay guursanayaan.

HOOS KA DHAGAYSO WAREYSI JACEYL 

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here