DAAWO: DFS oo Markii ugu horeysay ka hadashay Midowga Maamul goboleedyada, Arinta Galmudug & Qaxootiga Yurub

Wasiirka Arimaha Gudaha DFS Cabdi Faarax Juxa ayaa markii ugu horeysay si adag uga hadlay caqabadaha dowlada Soomaaliya ka haysta maamul goboleedyada.

Khudbad uu ujeediyay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Finland ayuu Wasiir Juxa sheegay in dowladu ay isku dayayso iney wax dhisto laakiin ay jiraan dhibaatooyin xoogan.

Waxaa uu si gaar ah uga hadlay arimaha Galmudug oo si weyn wax looga weydiiyay, shirka Kismaayo iyo arimaha federaalka.


Nagala soo xiriir Info@marqaato.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Our Facebook

.