Xulka qaran Spain oo lasoo magacaabay, xiddigaha laga tegay iyo kuwa loo yeeray

Julen Lopetegui ayaa ku dhawaaqay safka xulkiisa Spain ee ciyaari doona labada kulan ee ugu dambeysa is reereebka Koobka Adduunka oo sanadka dambe ka dhacaya dalka Russia, wuxuuna u yeeray Rodrigo Moreno isagoo dibna ugu soo daray xulka Asier Illrramendi iyo Jose Callejon.

Safkii oo dhan: De Gea, Reina, Kepa, Jordi Alba, Azpilicueta, Bartra, Carvajal, Nacho, Monreal, Pique, Ramos, Isco, Thiago, Busquets, Illarramendi, Silva, Iniesta, Saul , Koke, Asensio, Iago Aspas, Callejon, Rodrigo, Pedro iyo Morata.

David Villa, oo joogay ciyaarihii ugu dambeeyay ee qaranka ayaa markan laga reebay xulka.

Spain waxay la ciyaari doontaa Jimcaha soo socda Albania kulan ka dhici doona Alicante iyadoo October 9-keedana wajaheysa Israel.


Nagala soo xiriir Info@marqaato.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Our Facebook

.