DAAWO: Caawintii cajiibka ahayd ee uu xalay Coutinho u sameeyey Saalax!

Laacibka sida weyn loo hadal hayo in uu ka tagayo Liverpool ee Philipe Coutinho ayaa xalay wacdaro ka dhigay kulankii ay 3-0 uga badiyeen Hertha Berlin.

Reds wali waxa ay wadaa isu diyaarinta ololaha dhawaan bilaaban doona.

Hase ahataee, mugdi ayaa ku jira mustaqbalka Coutinho ee Anfield waxaana dooneysa Barcelona in ay badal uga dhigto Neymar oo ku socda PSG.

DAAWO CAAWINTII UU SIDA CAJIIBKA AH UGU SAMEEYEY MAXAMED SAALAX


Nagala soo xiriir Info@marqaato.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Our Facebook

.